Zahra Abdulle

Zahra waxa ay ku dhalatey Soomaaliya, kuna nooleeyd wadamao kale duwan oo ay ka midyihiin Keenya iyo masar. Waxeea ay aqoonteeda dhakhranimo ka bilowdey midowgii sovietka, waxaana u suurtagaliweyda in ay sii wadato barashadeedii dhakhtarka cuduradda haweenka.
Wxeey dhalashada Finland qaadatey 1998.

Zahra waa hooyo, ummuliso, shaqo aan joogta aheeyn heeyso, markii afaraadna ka tirsan xubnaha dowladda hoose ee magaaladda Helsinki. Zahra waxeey dhashey seddex ilmoot waxeeyna deggantahey Pukinmäki. Zahra waxa ay si wanaagsan ugu hadashaa afafka finishka, soomaaliga, ingariiska, carabiga iyo ruushka.

Zahra waxeey noqotey dadka soo galootiga ah qofka ugu codadka badan sanadkii 2003 iyo 2007 doorashooyinkii paarlamaanka ee ka dhacey Finland. Waxa ay kaloo noqotey "gabadhii sanadka ee gabdhha qaxootiga ah"

Zahra waa gabar aad iyo aad u dadaal badan oo firfircoon. waxa ay ka tirsantahey ururo fara badan iyo gudiyada ay ka mid yihiin kuwa la dagaalanka cunsuriyadda, iyo dadka soo galootiga waxii ku saabsan oo idil, ha ahaato dhanka caafimaad ama sinaanshaha beniaadamka.

Zahra waxa ay ka tirsantahey uruka Cagaaran( Vihreäliitto). Ururkaas waxuu horumariya beniaadaamka iyo cimilada uu ku noolyahiin in ay tahey mid iskudheelitiran.

Waxii dheeraad ah oo aad jeceshahey in aad codbixinta iyo sharuucda la xiriirta ka ogaato, ka fiiri/eegT ka tixraac websitka wasaardda cadaaladda ee Finland.

 

DOORO WALAASHAA OO AH QOF KHIBRAD U LEH SIYAASADDA DALKAAN FINLANDI

HADDABA ZAHRO WAA QOF MAGACA SOOMALIDA DHULKA U OGGOLEYN OO DANTA
SOOMALIDA KA HORREYSIINAYSO TEEDA EE ADNA CODKAAGA IGU TAAGEER OO II
CEDAY HADDUU RABI IDMO

HADDABA LAMBARKA AAD IIGA SOO CODEYNAYSO WAA MID XUSUUSTA IYO
QORAALKABA FUDUD EE LASOCO
WAA- 2- LAMBAR LABO.WARAAQDA WAX KALE KU QORI MAYSID EE LASACO

HADDABA SIDEED IIGU SOO CODEYN KARTAA

FADLAN TAG MAALMAHA TAARIIKTU TAHAY 6-12.4.2011 BOOSTA KASTA OO ADIGA
KUU FUDUD ADOO WARAAQDA AQOONSIGA AMA BAASABOOR WATA . MAALINTA
CODBIXINTA UGU DAMBEYSA OO LASOO GABAGABEYNAYO WAA 17.4,2011.

KADIB KA DAAWO TELEFISHINKA WAA GUULEYSANDOONAA INSHAA ALLAAH